VIDEO:-Dil Naxdin badan oo ka dhacay magaalada kismaayo iyo banaan bax dhacay

0
War naga soo garay magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland ayaa sheegaya  in halkaas lagu dilay wiil dhalan yaro ah waxaana lagu dilay toorey sida ay warbaahinta u shegeen ehelada wiilkan sida arxan darada ah loo dilay .

 

hadal haynta ugu badan magaalada kismaayo xiligan waa dilkan ku cusub magaalada waxaa banaan bax sameeyay ehelada wiilkan iyo beeshiisa waxayna madaxda maamulka jubbaland ugu baaqeen in sharciga la hor keeno dadkii arintan ku kacay

Leave a Reply