Daawo Video:-Xildhibaano Ka Soo Horjestay Xilkaqadistii Gudoomiyaha Maxakamada Sare KGS

0

Xildhibaana Ka Tirsan Barlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Shercidaro Ku Tilmaamay Dikareeto Ka soo Baxday Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Taas oo Xilka Logu Qaaday Gudoomiyaha Maxakamada Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya iyagoo Sheegay in Gudoomiyaha Maxkamada Sare uu Xilka Ka Qaadikaro Barlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Kaliye usan Ka Qaadikaren Madaxweynaha,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

Warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya abdiasiis.siiri Baydhabo,