DEG DEG+DHAGEYSO: Gaari Nooca Dagaalka ah oo Saaran Dhashiiko iyo Dagalyahno fara badan oo ka tirsan Al shabaab Oo Goordhow isu soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay.

0

Wararka ka imaanaya Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay ayaa sheegey in saaka Gaari Nooca Degaalka ah oo Saaran Dhashiiko iyo Dagalyahno fara badan oo ka tirsan Al shabaab ay Goordhow isu soo dhiibeen Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay.

Dagaalyahanadan  ayaa ka muuqatey Dadaal, iyagoona si ramsi ah isugu soo dhiibteen Ciidamada Maamulka Gobolka Bay.

Wasiirka wasaaradda amniga Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed  ayaa u xaqiijay wadaninews24

Wixii War ah ee ka soo kordho kala Soco Wararkeeyaga dambe

9,203 total views, 0 views today

Leave a Reply