Daawo Muuqalka Baydhabo Janaay Xiliyada Roobka Uu Da’ayo Iyo Barwaaqada Baydhabo Oo Lagu cabirey Suugaanta Soomaalida. MAAY Iyo MAXAA.!

0

Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Gobolka Koonfur Galbeed Soomaaliya Qaarkood Degmooyinka Baay Iyo Bakool Ayaa Waxaa Kaqubtey Roobab Ay Ku Diirsadeen Dadkii Iyo Duunyadii Ku Nolaa Iyadoo sanado Badan Aysan Heli Roobab Ay Ku Booxsadaan Warooyinka Iyo Meelaha Kale Ee Biyo Fariisanka Ah.

Degmooyinka Baydhabo’Buur Hakaba’Qansax Dheere’Hudur’Ceelberde Iyo Kuwo Kale Ayaa lagu Soo Warmayaa Iney Heleen Roobab Maalmo Qurbanayeen Iyadoo Degmooyinka Baydhabo Iyo Degmada Qansax Dheere Roobabkii Kuqubteen Ay Qesteen Bur Bur Kuyimid

Guriyaal’Tukaamooyin Iyo Wadooyinka Qaar Oo Bur Burkii Ku Yimid Ay Lahakadeen Gawaarida Xamoolka Ah.

Wadooyinka Magalada Baydhabo Kuwooda Laamiyada Ah Ay Bur Bureen Iyadoo Maalin Iyo Habeenba Si Iskugu Mid Ah Ay Ugu Qubanayaan Roobabka.

Sida Lagu Garanaayey Boondooyinka Magalada Baydhabo Ayaa Usoo Daawasha Tagaan Shacabka Magaladaasi Si Ay U Arkaan Biyaha Au Iskugu Gudbaan Boondooyinkaasi.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka 

487 total views, 0 views today