Gudiga Adeega Maxakamada Sare KGS Ayaa Maanta Shir Jaraaid  Ku Qabtay Xaruunta Maxakamada Sare Baydhabo

0

Gudiga adeega maxakamada sare koonfur galbeed soomaaliya ayaa maanta shir jaraaid  ku qabtay xaruunta maxakamada sare ee magaalda baydhabo ayaa beeniyey hadalkii gudoomiyahay maxkamada sare uu ku sheegay ina Howsha  maxkamada sare loowareejiyey  gobalka shabeelada hoose  gudiga adeega garsooraka maxakamada sare KGS ayaa sheegey in xilka lagaqaaday gudoomiyahay maxakamada sare sidookelana si ku meelgaar ah logu wareejiyey gudoomiye cusub gudiga adeega sare ayaa sidoo kela sheegay in ay hadalka gudoomiyaha maxakamada sare uu ahaa hadal been abuur ah

,HOOS KA DAAWO MUQAALKA GUDIGA GARSOORKA

1,579 total views, 0 views today