Daawo Video :-Magaalada Milano oo Wiil Somaaliyeed oo 22 jir oo xabsi daaim lagu xukumay

0

Wiil somaaliyeed oo 22 jir ah laguna magacaabo Osman Matammud, ayaa maanta lagu xukumay xabsi daaim xukun kaas oo ka dhaay Magalada Milano asagoo lagu soo eedeeyay in uu dilay, Jirdil iyo kufsaday waxoo ahaa magafayaasha nikii ugu sareeyay oo awood u lahaa in oo idoorabo dilikaro faraxumeenjirar gabdhaha walaalahii ahaa ee Somaaliyeed.

Osman Matammud waxo ka soo mid noqday dadkii u soo tahriibay wadanka Talyaaniga,Maalin maalmaha ka mid ah ayaa gabar Soomaaliyeed oo ku soo faraxumeeyay Libiya, gabartaas oo dadeeda aheed 15 iyo tobon jir ayaa aragtay asagoo tareen ka soo dagaaya mar kaas ayeey ku tiriri walaal maxaan ku qabtaa.

Markaas ayoo yiray waad ma had santahay ninbaan saxibkeey ah aan halkaan ku sugayaa,markaas ayeey isaga dhaqaaday ayadoo og in ooyahay ninkii Libiya ku kufsay.

Gabadha waxeey aheed Gabar aqlibadan waxeey u soo wadatay Wiilal kidibna waxeey ka qabsatay kalarka si oo uga baxsan booqiina waxaa ku yimid Askatii iyo Soomaali kale oo faraban oo dhibaato u soo geestay.

Osman Matammud, 22 sano jir ah oo lagu eedeeyey in uu dilay, Jirdil iyo kufsaday ayaa lagu xakumay xabsi Daaim maxkamadaas oo ka dhaday Magaalada Milano waxaana xukunka ku riday Garyaqaan Giovanna Ichino, ka dib shan saacadood oo wada tashi kaaso lagu soo gaaray in lagu xukumoqo  umrigiisa

Halkaan ka daawo

14 total views, 0 views today