Kulan Looga Soo Horjeedo Maamulka Shariif Xasan Laguna Taageerayo Dowladda Dhexe Oo Lagu Qabtey Magaalada Kambaala (Video)

0

Waxgarad, siyaasiyiin, aqoonyahaano iyo dad kaloo badan ayaa kasoo qeyb galay kulan looga soo horjeedey Madaxweynah maamulka KGS  ee Shariif xasan Sheeq Aadan, halka lagu taageerey dowladda fedaraalka.

Siyaasiyiinta iyo aqoonyahaanada ayaa sheegey in wax laga xumaado ay tahay handadaadda iyo caga jugleynta ay la kulmayaan dadka siyaasiyiinta ah ee doonaya in ay ka hadlaan dhibaatada uu wakiilka ka yahay hogaamiyaha Koonfur galbeed soomaaliya shariif xasan .

Riix HOOS Si aad U DAAWO MUQAAKA

Leave a Reply