Daawo Tartanka Ciyaaraha Soomaalida Minnesota, ayaa ka furmay magaalada Minneapolis

0

Tartanka Ciyaaraha Soomaalida Minnesota, ayaa ka furmay magaalada Minneapolis

Tartankaan oo ay ka qeybgalayaan 24 kooxood oo ka kala yimid gobalada dalkan Mareykanka, ayaa waxa uu socon doona ilaa iyo bishan July sideedeeda.
Wariyaha VOA ee Minnesota Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

735 total views, 0 views today