DAAWO SAWIRRADA: Soomaaliya oo maanta la ciyaareysa Suudaanta Koonfureed

0

Xidigaha xulka qaranka Soomaaliya ee kubbadda cagta, ayaa ku sugan Jabuuti, iyagoo halkaas kula dheelli doonna dhiggooda Suudaanta Koonfureed, waxanna ay ku kulmayaan koobka Chan-ka ee laga dheello qaaradda Afrika.

4:00 (Galabnimo), ayuu bilaabban doonnaa kullanka waxaanna laga daawan doonnaa TV-ga dalka Jabuuti ee RTD.

 6-971-2292-2184-1565-121