SAWIRRO: MAGAALADA BAYDHABA 00 SI WEYN LOOGA XUSAY MAALINTA SHAQAALAHA CAALAMIGA AH

0

Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Shaqaalaha Aduunka ayaa Maanta Lagu qabtay Baydhabo.
Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Wasiiro. Xildhibaano. Odayaal Dhaqameed Iyo
Ururada Bulshada Qeybahooda Kala Duwan Ayaa Ka Qeyb GaleyXuska Maalinta Caalamiga Ah Ee
Shaqaalaha Aduunka.
Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Ayaaa Ugu Horeyn Sharaxaad Ka
Bixiyey Ujeedka Munaasabada isaga 00 ku dheeraaday muhiimada maalinta ay ii leedahay
shaqaalaha aduunka.
Gudomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Abdulaahi All Watlin Iyo Mid Ka Mid Ah
Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Ayaa Sheegey Dhalinyarada Soomaaliyeed Gaar Ahaan
Ardada Dhameysatey Dugsiyada Sare in Loo Abuuri Doono Shaqo.
Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ahna wasiirka wasaarada beeraha iyo
waraabka Maxamed Xasan Fiqi Ayaa Hanbalyo Ujeediyey Dhamaan Shaqaalaha Dowlada Iyo Kuwa
Caalamkaba.
ida May Sanad Waliba Maanta 00 Kale Waxaa Caalamka Laga Xusaa Maalinta Shaqaalaha
Aduunka 00 muhiimad gaar ah u leh shaqaalaha caalamka.

2 3 4 5 6 7 8

9 wadninew