Dhageyso;Wareysi:Degaano Badan Ayaan Gacanta Kudhigney”Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle{Foodcade}

0

Tiyeeglow{WNN}Shanta degmo Ee Gobolka Bakool Degaanada Hoosyimadaan Ayaa Wxaa Maalmahaani Ka Socdey Howlgalo Amaanka Good Ee Degmooyin Kaasi Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi tol Ayaa Waxaa Uu Amaro Kubixiyey In Urarka Al Shabaab Laga Saaro Gobolka Bakool Maalmaahaani Waxaa Howlgalkaasi Laga Bilaawoy Tiyeeglow”Hudur” Iyo Waajid”Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle{Foodcade} Xili Uu Wareysi Siinaayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Uga Warbixiyey In Degmada Tiyeeglow Iyo 180”Toolo Oo Ay Hoos Yimadaan Hada Laga Saarey Urarka Al Shabaab Asigoona Sheegey In Mardhow Ay Isku Furi Donaan Degmada Tiyeeglow Iyo Degmooyinka Kale Ee Ku Xiran Sida Degmada Hudur Oo Kamid Ah Degmooyinka Kasocda Holgalka
Dhanka Kale Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle{Foodcade} Ayaa Waxaa Uu Sheegey In 180”toolo Ee Katirsan Degmadaasi Ay U tawabaridonaan Ciidamo Hananka Amaanka Halkaasi Gudoomiyaha Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle{Foodcade} Ayaa Waxaa

Saasi Ugu warmey Wariyaha Wdani news24.com Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}