Dhageysi iska Horyimaad ka Dhacay Deegaanka Goofgadud Ciidanka Koonfur Galbeed iyo Shacabka Degaankaasi ah.,

0

iska horyi maadka dhacay deegaanka goofgadud iska horyimaadkaasi  lagu sheegay ciidanka koonfur galbeed iyo shacabka degaankaasi ah markii nin askari ah qof shacab sacad ka furtay ayaa dhibka ka bilaabaday.