Daawo Sawiro Tababar loo qabtey Jaamacadaha Dalka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtey Tababar kusaabsan ,

0

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtey Tababar kusaabsan isbedelka Cimaladaha iyo sidey Jaamacadaha loogu dhigi lahaa ka manhaj ahaa , Tababarkaas waxaa kasoo qayb galey 1. Jaamacda Upper Jubba University ama Jaamacada Jubbada sare , Somali University, Hiiran University , Simad,Lowaer Jubba University, Plasma University iyo Mogadishu University.
Tababarka waxaa soo qaban qaabiyey Hayada UNDP , iyadoo ay Qabaneysey qabiiriin kasocatey Hayada layiraahdo hydroc oo in mudo ku howlaneyd Cilmiga Quseeya (Enhancing Climate Resilience of the Vulnerable Communities and Ecosystems in Somalia – Climate Change Adaption Modules for University Level Education)
Tababarkaas waxuu socdey muddo Todabaad ah iyadoo Jaamacdaha lasiiyey Casharo kusaabsan Isbedelka Cimiladaha iyagoo lasoo siiyey Manhaj ay ardada ku bari doonaan , Macalimiinta Casharada Bixinaayey waxaa kamid ahaa Qabiirka Weyn ee PHILIP OMAND oo ahaa nin ku taqasusey dhinaca Cimaladaha iyo Deegaanka , Tababarkan waa Tababarkii ugu horeeyey ee lasiiyo Jaamacadaha Soomaaliaya , iyadoo Todabaadka soo socdo lagu Qaban doono Maamulada Puntland iyo Somaliland.

20160425_131147 20160425_131204 20160425_131229 20160427_121922 20160427_122137 20160427_122141