Daawo: Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee London Oo Baroor Diiq U Sameeysey Dadkii Noolasha Lagu Gubey Ee G/Sh/Hoose

0

Jaaliyada kasoo jeeda Shabeelada hoose ee ku dhaqan Dalka Uk ayaa kulan baroor diiq u sameeyey dadkii shacabka ahaa ee dhawaan lagu xasuuqay deegaanka Dudumo ee Gobolka Shabeelada hoose.