Aqriso: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Maanta Magacaawey Taliyaha Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee KGS

0

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shekh Aaden ayaa maanta waxa taliyaha Ciidamada Booliska Gaar ah Ee koonfur Galbeed Soomaaliya looga Magacaawey  Mudane Maxamed Sheekh Cabdullahi.

Halkan Ka Akhriso Wareegtadda

WAREEEGTO