Daawo: Dhibaatada ay maraan dadka Fiisaha ka raadiya Qunsuliyada Itoobiya ee Garowe

0

Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka ku nool deegaanada Puntland, ayaa dhibaato xoogan kala kulma qunsuliyada Itoobiya ee Garowe.

Dadkan ayaa marka ay Fiiso u doontaan qunsuliyada, waxay la kulmaan dhibaatooyin xoogan iyo quursi aad u xun.

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

safaarada itoobiya