Dhageyso:-Wararkii Habeenimo ee Radio Warsan Magaalda Baydhabo Xaruunta Gobalka Bay,

0

warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo wararka loo xiisabadan. waxaana idiin kala dhig dhigeysa warka caawa.