Dhageyso: Maxamuud Cismaan Beyle oo ka hadlay Amniga Magaalada Marka.

0

Gudoomiyaha Amniga Magaalada Marka ee G/Hoose Maxamuud Cismaan Beyle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamo  uu  wato horjooge Yuusuf Cali Cagey iyo Mooryaantiisa aysan aheen Ciidamo Dowladed ee waa mooryaanta dhibaatada ka wada Magaalada Marka.

Dhanka kale Gudoomiyaha waxaa uu ka hadlay amniga Magaalada Marka waxaa una ku sheegay in wax amni ah uu san ka jireen Magaalada Marka ee Gobolka Sh/Hoose islamarkaana waxaa uuna intaa raaciyay in dadka ku nool Magaalada Marka ay ka cabanayaan Amni la,aan soo food saartay.