DHAGEYSO: Nin Udhashay Degmada Xudur ayaa Lagu Dilay Magalada Baladweyne yaadilay

0

Taliyaha Saldhigg galbed ee magaalada Baladeyne Dhamme C/qaadir Maxamuud Maxamed Mash,Mash oo lahadlay Radio Haatuf Muqdisho Waxa uu sheegay in Ciidamada dowlada ee ku sugan Baladweyne ay wadaan Qorshooyin looga hortagayo Falalka amaan dar’ro ee ka dhaca magaaladaasi waxa uu sidoo kale sheegay  taliyaha Saldhigg galbed ee magaalada Baladeyne in dilalka in tooda badan eyihiin kuwo ku saleysan aanooyin qabiil islamarkaana qodayaasha ku dhaqan gobolka ay wadaan da’daalo lagu joojinayo dilalka salka kuhaya aanooyinka qabiil.