Dhageyso: ama daawo Kulankii Golaha Waziirada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Laga Soo Saarey Qodobo Wax Ku Ool Ah

0

Kulankan Golaha Waziirada KGS Maanta Ay Ku Yeesheen Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobalka Baay Ayaa Waxaa Shir Gudoominay Kusimaha Madaxweynaha Ahna Waziirka Hub Ka Dhagista Dhaqan Celinta Iyo Tababarada Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay.

Kulanka Ayaa Waxaa Looga Hadlay Dhibaatooyinka Ka Taagan Gobalka Shabeelaha Hoose Siiba Tacdiyaddii Dhowaan Halkaa Ka Dhacday Ee Loo Geystay Dad Aan Waxba Galabsan Iyagoona Golaha Waziiradu Baaq U Direy Dowladda Soomaaliya Iyo Beesha Caalamka Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Dhibaatooyinka Soo Noqnoqday Ee Gobalka Sh/Hoose.

Waakan Waziirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Cabdi Oo Kulanka Kadib War Fidiyeenka Uga War Bixiyay Kulankoodi.

Halkan Ka Dhageyso Ama Ka Daawo: