Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay arimaha la xirira Doorashada

0

Madaxweynaha jamhuuriyada federalka somaliya mudane xasan sheikh maxamuud ayaa waxa uu faafaahin dheeradka ah ka bixiyey qaabka loo qaban doono doorashada ka dhaceysa soomaliya iyo sida ay maamul goboledyada dalka u wajihi doonaan.

Madaxweynaha soomaliya ayaa waxa uu tibaaxay in dowlad goboledyada dalka in aysan iyaga maamuli doonin balse gudiga doorashada soomaliya ay ka koobanan doonan dowlada soomaaliya iyo xubno ka tirsan maamul goboledyada dalka asigoona ugu dambeyn sheegay in mas’uulka maamul goboledka uusan waxna ku darin Karin waxan uusan ka dhimi Karin hanankaasi.

Hoos ka Dhageyso