Dhageyso: Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Shariif Xasan oo sheegay.

0

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in Doorashada soo socota hanaankeedu uu yahay mid Hufan isla markaana waxaa uu sheegay in ay ka duwan tahay Kuwii Hore Madama Xulashada Doorashadani ay ku xiran tahay Shacab Kor u dhaafaya Boqolaal Taasina ay tahay hor mar la gaaray ayuu yiri.

Dhanka kale waxaa uu intaa raaciyay Madaxweynaha Maamulka Konfur Galbeed waxaa uu sheegay in qaab wanaagsan ay u dhici doonto dorashada islamarkaana ay ku qanacsan yihiin qaabka ay u dhaceyso dorashada la filayo n ay dhacdo dabayaaqada sanadkaan.