Dhageyso:-barnaamijka hormarka degaanada koonfur galbeed soomaaliya,

0

beriyahaan ayaa waxaa jiray hormar dhanka Magaalada baydhabo ayaa horumar weyn laga dareemaya ila iyo markii ay u noqotey xaruunta koonfur galbeed Soomaali Magaalada waxaa ka socda hormar aad u balaaran dhanka waxbarashada iyo dhanka ganacsiga magalada baydhabo habeenkii waxaa furan goobaha ganacsiga waana mida keentay quraxda magaalada dhanka amniga ayaa la dhihi karaa waxay gaartay heer sare Magalada ayaa waxaa ka socda nadaafad wadooyinka ah iyo dhisid wadooyinka ah iyo nalalka soolaraha hormark magaalada waxaaa habeen iyo maalin u taagan maamulka baydhabo iyo kan degmada baydhabo in ay baydhabo ku soo laabato Baydhabo Janaaay