Deg:Deg:Dhageyso Qarax Xoogan Ayaa Sacado Kahor Ka Dhacey Degmada Buur-Hakaba Ee Gobolka Baay

0

Qarax Qasaaro Geystey Ayaa Sacado Ka Hor Waxaa Uu Kadhacey Degmada Buur-hakaba Ee Gobolka Baay Qaraxaasi Ayaa Sida Lasheegey Ayaa Waxaa Ku Dhaawacamey Inkabadan 10 Qof Oo Shacab Ah Gudoomiyaha Degmada Buur-hakaba Maxamed .ABDI Maxamed Nuur Oo U Warimayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Fahfaahin Kabixiyey Qasaaraha Kadhshtey Qaraxaasi Kadhacey Degmada Buur-hakaba Ee Gobolka Baay

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}