Dowlada Koonfur Galbeed oo wax ka qabanaysa dhibaatooyinka ka taagan Gobolka Sh.Hoose

0

Wasiirkaku xigeenka dowlada hoose  Koonfur Galbeed Soomaaliya, xusuun cali xaji, kana mid ah Guddi dhawan Madaxweyne Shariif Xasan uu u magacaabay xalinta dhibaatada ka aloosan Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegay in Guddigooda wax badan uu ka qaban doono Dhibaatooyinkaasi.

xusuun cali xaji, Wasiirka xigeenka dowlada hoose  Koonfur Galbeed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamo la geynayo Gobolkaasi si ay wax uga qabtaaa dhibaatooyinka ka taagan Gobolak Sh.Hoose.