Dhageyso:-Wareysi ku saabsan Teliyaha Booliska Gobalka Bay Waa Xagee Mesha Lageeyey Ciidanka Booliska?

0

wareysi ku saabsanoo aanu la yeelanay  Teliyaha booliska gobalka bay   korneel mahad oo ka war bixiinayey ciidamao boolis ah oo la geeyey degaanka goofgadud si ay u cawiyaan ciidanka daraawishta ka hoowlgalo degaankaasi  ciidanka booliska ayaa lasheegin tirada  Dhanyihiin teliyaha ayuu wuxuu sheegay in degma kasta ama tuula kasta  la geendoono ciidan boolis ah ku ficalan sida hadalka u dhigay teliyahay