Dhageyso:-Ururka Saxafiyiinta Konfur Galbeed iyo weriyaasha Kahowlgala oo si wada jir ah uga soo horjeestay Doorashada NUSOJ ee qaban qaabadeeda Muqdisho ka socoto

0

UrurkaSaxafiyiinka KG Somalia iyo dhamaan weriyaasha kahawgala Baydhabo kulan ay yeesheen waxa ay si cad uga soo horjeesteen arimaha kasocda magaalada caasimada ah ee somalia moqdisho ee ku aadan doorashada uruka saxafiyiinta qaranka somaliyeed ee  Nusoj

War saxaabadeed ay soosaareen ayaa Waxa lagu sheegay in gudiga  badbaada saxafiyiinta somaliyeed aaney u aqoosaneyn in ay wax badbaadinayaan waxayna kutilmaameed  mid cadaaladi kudhisneyn wixii kasoobaxa doorashadaasna aaney quseynin

Warsaxaabadeedka ayaa waxaa uu uqornaa sidatan uu u aqrinaayo mid kamid ah suxufiyiinta kulanka kaqayqaadanaayey.

Intaa kadin  ayaa qarkamid ahaa suxufiyiinta waxaa ay dareenkooda kalkaasi kamuujiyeen waxa ay diidan yihiin

2 3 4 5 6 7 8 War

Wariye Cali Ilyaas  Wadani News Online