Dhageyso Xildhibaan Sooyaan Cabdi Warsame Oo Ka Hadlay Xasuuqii Mooryaanta Habargidir Ka Geysteen Duleedka Shalambood,,

0

Xildhibaan Sooyaan Cabdi Warsame oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo la hadlay Radio Danan ayaa Cambaareyey falkii ka dhacay deegaanka Dudumo ee duleedka Shalambood halkaasoo lagu xasuuqay 6 caruur ah iyo ayeeyadooda xili saq dhexe.

Xildhibaanka ayaa ugu baaqay dowladda Federalka inay baaritaan ku sameeyso dhacdadan, wuxuuna Sooyaan Cabdi Warsame ku eedeeyey beesha Biimaal  inay ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatada ka taagan deegaanadooda.