DHAGEYSO: Howlgallo Laga Sameeye Degmada Tiyeeg ee Gobolka Bakool

0

Deerow macalin oo kamid ah Saraakiisha dowlada ee ku sugan gobolka Bakool oo lahadlay  Warbaahint Waxa uu Sheegay in ciidamada dowlada ay Howlgallo ka sameyeen deegaano hoostaga degmada tiyeeglow ee gobolka baay waxa uu sheegay in howlgalka lagu soo qabtay 5qof oo Alshabab looga shakiyay.