BARNAAMIJKA WAX KABARO TAARIIKHDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO MUQAAL KU SAABSAN WASIIRKA HUB KADHIGISTA KGS AAN KU SOO QAADANEY.

0

barnaamijka wax kabaro taariikhda koonfur galbeed  soomaaliya ayaa warbaahinta koonfur galbeed todobaad walba ku soo qaadato arimo xasaasi u leh bulshada todobaadkaan ayaa waxaa ku eegeynaa waziirka hub ka dhigista maamul koboleedka koonfur galbeed soomaaliya mudane HASAN XUSEEN oo ku magac dheer inta barnaamijka socodey ayaa waxaa dhanka qadka iyo quraal ahaan nooga soodirey bulsha weenta kuna amaaney waziirka in ii  yahay waziir wax badan umada u qabtey sidoo kale waziirka ayaa mudan amaan iyo garti kaasoo lagu deysan karo.

bulsha weenta ayaa waxey ku amaantey in uu yahay siyaasiga sanadkii hure iyo sanakaan 2015-2016  dadka qaar ayaa inoo sheegey ayagoo magacooda inoosoo kudbin in uu yahay waziirka qof mudan in uu noqdo hugaamiyaha koonfur kalbeed soomaaliya qofka waxaa laga eegaa shaqsi ahaantiisa wuxuu qabtey wuxuuna mudan yhay abaal marin ku dheehan keesanimo wuxuu dhoor toolo ama aan dhahee inta badan gobolada koonfur kableed soomaaliya uu ciidamo tabar ku siiyeye asigoo ka doonsiyey akabkooda kaasoo u dhameestarin waziirka ayaa lagu amaanaa kudaha iyo dibada waana cudkar aan marnaba ka baqeeynin runta jacelna dalkiisa iyo dadkiisa.