Dhageyso Wasiirada Binti Ibraahim Cali Oo Si Kulul Uga Hadashay Weerarkii Xanuunka Banaaa Ee Ka Dhacay Shabeelada Hoose

0

Wasiirad ku xigeenka Haweenka, qoyska iyo xuquuqul insaanka Koonfur galbeed ahna Xilhibaan ka tirsan Baarlamaanka KMaamulkaasi ayaa ka hadashay xasuuqa lagu kacay dad Shacabka ahaa oo ku dhaqnaa deegaano ka tirsan Shabeelada hoose.

Wasiirad Binti ayaa ugu baaqday dhamaaan dadka lagu sheego inay ka shaqeeyaan arimaha xuquuqul insaanka in ay ka jawaabaan dhacdada foosha xun ee lagu gubay dadka shacabka ah.