Dhageyso Hoooyada Gabarta Dhashay Ciyaalka Xaley Lagu Laayey Shabeelda hoos Oo Ka Sheekeeneysa Wixii Dhacay

8

Deegaanka Dudumo oo ka mid ah deegaanada Xeebaha ku teedsan ee ku yaala Shabeelada hoose gaar ahaan Xeebta isku xirta Baraawe iyo Ceel Axmed ee duleedka Marka Xalay saqdii dhexe waxa ka dhacay fal naxdin leh oo ay geysteen kooxo Mooryaan ah oo ku abtirsanda Mooryaanta Habar gidir.

Inta lasoo xaqiijiyey dhacdadii xalay waxa ku geeriyooday ilaa Todoba ruux oo ay ku jirto Haweeney Sideetan sana jir ah oo ciyaalka la dilay Ayeeyo u aheyd, markii la dilay ka dib ayaa Guri ka sameysan Aqal Somali (Hoori) ay ku jireen lagu dul gubay.

Xaliimo Cismaan Danow oo ah Gabarta dhashay shan ka mid ah lexda Ciyaal ee xalay geeri xanuun badan ku muteystay Gacmaha arxan labaaysha ayaa la hadashay Markacadey.com, waxaana wax ka weydiinay wixii dhacay.

Duruufo jira aawaood oo ay ka mid tahay Xaliimo oo hadalo badan aan kari karin islamarkaan dul fadhida Todoba Meyd oo shan ka mid ah ay iyada dhashay, hooyadeed iyo Cunug kaloo yar oo ay Eedo u tahay ayaa si faahfaahsan warixin inoo siin weysay.

Mid ka mid ka mid ah dadka wax ka dameyey Dabka Meydadka lagu dul shiday islamaraakan inta badan goob joog u ahaa wixii dhacay ayaa dhankiisa si kooban warxin nooxiiyey.

8 COMMENTS

  1. alaha u naxariisto soomaaliyeey dadka waa ehel qaraawo dadka hala kala dhex galo I leen ayaga hadeey isu jeedaan dadkaas dadka kale to somali ah aala rabaa in ay islaanimo ukala celiyaan war maala jogo waaladhimanaa aaqiro aala tagayaa qawiil wax mataro ilaah dartiis halesku daayo intii dhimatay janada alaha geliyo wixii kadanbeyana I laah haka ifiyo ale haka qabto umada aan wax galabsan

  2. DHAMAAN WAXAA LAGU WAR GALINAYAA INEY BILAAN DOOTO ISKA XOREYNTA BEESHA HAWIYE EE XASUUQA CAA DEYSTAY MAR WALIBA INEY KAGEYSTAAN G/SH/HOOSE XILIGII WUU DHAMAADAY CID DANBE OO WAX LAGA DHAGEYSANAAYO MAJIRTO WAAN WAAN DANBENA MAJIRTO , 2BEELOOD OO ISKU HEUSATONA MAJIRTO G/SH/HOOSE DIREEY XILIGIINII WAYAY YAAAN LOO KALA HARIN UGAR GAARINTA SHACABKEENA

  3. INNA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAJACUUNA
    WAXAAN LEENAHAY ILAAHEY SAMIR IYO IMAAN ILAAH HA NAGA WADA SIIYO GAAR AHAAN ILAMAHA HOOYADOODA EE HOOYO KHADIJANE ILAAHEY SAMIR IYO IMAAN ILAAH HA NAGA WADA SIIYO GAAR AHAAN INTAY DHASHEY IYO INTA AXRAN IYO QARAABO AY WADA YIHIIN GAAR AHAAN ILAAH SAMIR IYO IMAAN ILAAHEY HA KA SIIYO SHEEKH ABDULAAHI OSMAAN DANOW OO SIDA XUN OO AY DIINTA QABIN HOOYADIISA IYO CARUURTA UU ABTIGA U YAHAY LAGU DILAY AYAAN UGU TACSIYEYNEYNAA KULI BEELWEYNTA BEESHA BIMAAL EE KU NOOL WADAMADA YURUBTA EE WAXASHTII AMA KUFAARTII SAQIIRADAAS SIDAAS U DILEY ADUUN IYO AQIRABA WEY KA JARAN TAHAY EE KUFAARTAAS KAMA DEMBEYNAYAAN ILMAHEYNAA IDINKA ILAAH ADUUN SI XUN AQIRANE JAHANABO ILAAHEY HA IDINKU DHEREYO IDINKA ILAAH KAMA DEMBEYNEYSAAN NAARTA ILAAHEY HA IDINKU WAARIYO

  4. Ina Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    Allaha unaxriisto maatadii lagu laayey xalay shabelaha hoose
    Gacanti ka dambeysayna Allaha ka abaal mariyo ayagana

  5. Dhaqan somali.iyo.mid islaam.midna malahan.hawiyahan dhaqankii.ay galgaduud isku samayn jireen usoo xawilay sh hoose oo ay dad deegaankoodii ku gumaadayaan.horay 2013 iyo 2014 ayey wiilal aan.qaangaarin aano udileen isla xiligaas gabdho aan qaagaarin oo agoon ah ayey aano udileen horayna aabahood udileen arigii uxaraysnaana ay xabad ku xasuuqeen
    Maalmo ka hor islaan waayeel ah oo 80.jirta ayey dileen iyo.2. Gabdhood
    Maantay waatan dad biri magadho ah oo beesha biyo maal ah caruur 6 ah iyo ayeydood xasuuqay
    Waa 26 sano inta ay gumaad isugu garbinayaan
    Dhaqamada booranta iyo oromada iyo south suudaaniyiinta ayey la wadaagaan
    Cawaantan
    Isaaq markay dhaheen koonfur waan ka goosanay waan la yaabi jiray balse hadaan ugaraabay cawaantan in.la faquuqo weeye oo dadka wax maamuli karaa utashadaan dhulkooda
    Iyaguna sidii xayawaankii hays cuneen qarniyee

  6. Beryahaan laysma maqal cilad xaga farsamada. Ah oo allgalgaduud ka jirtay awgeed

    Bal dhacdadaan iyo kuwa aan.kor kusoo sheegay ee galgaduud ka dhacday 2013 iyo 2014
    Iyo islaantii 80 jirka ahayd iyo gabdhihii isku mainta la dilay sidee u aragtaa dhaqankan miyuusan ahayn wax ugub ah oo dad diin iyo damiir leh ka suurooba
    Miyaan beeshaas la oran.karin.waa isuma ciirsato aan khaladka mim.mid ka sixi.karo lahayn maxaa yeelay odayaasha ay aad utaageeraan waa axmed diiriye iyo xasan xaad iyana waxaa la arkaa maalintay rabaan inay dad dulmiyaan arki maysid dulmiga beeshoodu har iyo habayn ku jiraan iyagoo tacsiyadayn ama canbaarayn
    Miyaan kuwa yiri waan gonayna loo garaabi karin inay cawaan wax la wadaagaan ka tagay miyaadan kuwa adiga
    Iyo anigu aan ka mudnahayna siligii baarliin inaan isaga xirno aysan ahayn
    Dhaqamada oromada iyo south sudanta
    Iyo booranta dadkaan leh
    Ilayn halkii ay 1991 taagnaayeen oo ay
    Maatada ku xasuuqeen meel..ka hoosaysa ay 26 ka dib wali joogaane
    Adaa difaaci jiray cidaane maantay maxaad ku difaacin
    Caruuro layn oo guryaha lagu gubin
    Walibana caruurta kuli iyagoo yar yar
    Hadana mid 6 bilood jiraa ku jira

  7. Beryahaan laysma maqal cilad xaga farsamada. Ah oo allgalgaduud ka jirtay awgeed

    Bal dhacdadaan iyo kuwa aan.kor kusoo sheegay ee galgaduud ka dhacday 2013 iyo 2014
    Iyo islaantii 80 jirka ahayd iyo gabdhihii isku mainta la dilay sidee u aragtaa dhaqankan miyuusan ahayn wax ugub ah oo dad diin iyo damiir leh ka suurooba
    Miyaan beeshaas la oran.karin.waa isuma ciirsato aan khaladka mim.mid ka sixi.karo lahayn maxaa yeelay odayaasha ay aad utaageeraan waa axmed diiriye iyo xasan xaad iyana waxaa la arkaa maalintay rabaan inay dad dulmiyaan arki maysid dulmiga beeshoodu har iyo habayn ku jiraan iyagoo tacsiyadayn ama canbaarayn
    Miyaan kuwa yiri waan gonayna loo garaabi karin inay cawaan wax la wadaagaan ka tagay miyaadan kuwa adiga
    Iyo anigu aan ka mudnahayna siligii baarliin inaan isaga xirno aysan ahayn
    Dhaqamada oromada iyo south sudanta
    Iyo booranta dadkaan leh
    Ilayn halkii ay 1991 taagnaayeen oo ay
    Maatada ku xasuuqeen meel..ka hoosaysa ay 26 ka dib wali joogaane
    Adaa difaaci jiray cidaane maantay maxaad ku difaacin
    Caruuro layn oo guryaha lagu gubin
    Walibana caruurta kuli iyagoo yar yar
    Hadana mid 6 bilood jiraa ku jira

  8. ASC WALAAHI WAXA LOODULQADANKARA MAHAN INTA IS KU SHEEGAYSA MACULIDA DEGAANADA WAA WAXA DAMIIRKA KA DHINTAY WAYEY TEDAKELA WAXAAN LA YAABANAHAY GOBALKAAN KELIYEY MAXAA LAGU ARKAYNA DADAKA SIDAAN WAXA YEELAAYO WAA YAHUUD MIYAA FARACA U GALAYNA IS KA QABTA DADKAN BILAA NAXARIISTA AHA KA CADOON KA DHAN AH HALA QAADO

Comments are closed.