DHAGEYSO: Dagaalka Marka oo xal loo raadinaayo

0

Gudoomiyaha  ee gobolka Shabeellaha Hoose Ibrahim Aadan Cali  oo lahadlay warbaahinta  ayaa sheegay  in maamulkiisa  uu wado  dadaalo ku aadan xalinta dagaal beeleedyo markale ka soo cusboonaday gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan magalada marka iyo degaano hoos yimada.

Gudoomiyaha  waxa uu sheegay in  uu rajo wanaagan  ka qabaan xalinta  iyo guul ka gaarista dagaal beleedyada  ka socda gobolka Shabeelaha Hoose

 

Odoyaasha ay kaso jeeda labada dhinac ayaa  sheegay in ay la kulmi doonan sidii lo joojin lahaa dagal beleedyada  kusoo laablaabtay magaalada Marko.

Magaalada Marka ayaa waxaa ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay dagaal beeleedyo saameen ku yeeshay dadka iyo isku socodka ganacsiga magaaladaas.