Daawo Jaaliyada Boqortooyada Sacuudiga Ee Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kuln Cabasha Ah Ku Yeeshay Magaalada Jiddah,

0

Kulan cabasha ah oo boqortooyada Sacuudi ay ku qabteen Jaaliayada Kasoo jeeda Gobolka Shabeelada hoose ayaa si kulul uga hadlay siyaasada Xasan sheekh iyo Shariif xasan.

Shirkan oo ay ka ahdleen Odayaal kala duwan iyo dad Muhiim ah oo kasoo jeeda Shabeelada hoose ayaa ugu horey waxa lagu soo dhaweeyey Sheekh Cumar (Gaal-dile) oo si qoto dheer uga hadlay sababta ka dambeysa in Indhaha laga xirto dhegahana laga Ooto dhibta ay falayaan arxan labaaysha duulaankooda lagu garbeeyo.

HOOE RIIX SI AAD U DAAWATO MUQAALKA

jida