TOP NEWS:-WAREYSI DHALANYARO AH OO KA HADLEY XAALADA KATAAKAN KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA GAAR AHAAN GOBOLKA SHABEELADA HOOSE.

2

dhibaatada ka taagan gabi ahaan koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan caaasamada maamul  gobleedka koonfur galbeed soomaaliya BARAAWE ayaa waxaa ka mid ah dhibaatooyinka in  dhalanyarada la dilo gabdhihii la xumeeyo waxbarasho aysan ka jirin maxaa lagu  micineen karaa in maamul xumo ay ka jirto caasamada koonfur galbeed soomaaliya BARAAWE.
dhibkaas aya gaa  keeysanaayo ayuu yiri wiilka muwaadanka ah oo sheegey in dad kale ay gacanta ku heestaan ayna jacel yihiin in iska xukumaan taa ayaa ah xumaanta wali gooda ay rabeen dadka koonfur galbeed soomaaliya ayaa jacel nabada gaar ahaan dadka dega BARAAWE.

2 COMMENTS

  1. waa ku mahadsan tahay sida ad ugu hadashey dhibta ka jirta k&galbeed gaar ahan magala madaxda baraawe, runtii waa wax laga xumaado in dhibka halagaa la eg uu sii jiro hadeer .laakin waxan oran lahaa sidad tiri oo kale waa in loo istaaga si wadajir ahna wax looga qabtaa mamaul iyo shacabka sidi looga gudbi lahaa colaadaha aan dhamaadka laheyn, wbtfq

  2. ASC XAQA MA SOO DAAXO REER KOONFUR GALBEED IS KA DHICIYAA DADAKAAN GOBALKA LA WEREEGAY
    MA AHAN DADAKA AAN LA HADLAAYO ADA QADATADA WAA DADAKA KA NAHAAYO MASAAKIINTA IYO CARUURTABA QORIKA HALA QAATO DEGAANKAGA XAQ AYAAD U LEEDAHAY INAAD DIFACADO DHIIG IS GILIYA DHIIGIINA SALIINKA MIYAA LAGU MIIRTAYNA D&M QASATAAN DIGIL IYO BIIMAAL IYO REER BARAAWE DHAMAAN INTA DEGTA GOBALKAASI OO DHAN

Comments are closed.