Dhageyso:-Barnaamij Top Ah Laga Diyaariyay Fanaanada canka ah cadey cali ahmed.

1

Waxaan fursad aanu u helney in barnaamij aan ka diyaarino fanaanada cadey cali   oo ku sugan magaalada zorakh ee dalka iswizarland.

fanaanada  ayaa waxaanu barnaamijkiisa ku soo qaadaney heeso ay sameeysay oo aad u xiisa badan waxaa kaloo

Heeso aad u macaan ayaa ka dhegeysandoontaan inta barnaamijka uu socdo hadal aan idinku daalaninee ila dhageysta barnaamijkaan oo ah mid aad u xiisa badan

1 COMMENT

  1. salaamanta cadeey fanaanada rer arlaadii qof dhaqanka iyo heeso ha nooleyahatra runtii meela ku sii wed ..thanks

Comments are closed.