Daawo: Jaaliyada Soomaaliya Ee Dalka Italy Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameysey Madaxweyniyaasha KGS iyo Gal-mudug.

0

Jaaliyada Soomaaliya Magaalada Rome Ee Dalka Taliyaaniga ayaa Si diiran ugu Soodhaweysay Madaxweyniyaasha  Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweynaha Gal-mudug C/kariim Xuseen iyo Wefdi ballaaran ay la socodeen.

01020304