Dhageyso:Malagada Baydhabo oo Maanta Lagu Qabtey Maalinta Beerista Dhirta

0

Dowlada Somaliya Waxaa Ay U Asteydey Maalinta Beerista Dhirta Waxaana Maanta Lagu Qabtey Gobolada Dalka Soomaaliya Munaasibadaasi Ayaa Maanta Waxaa Lagu Qabtey Magalada Baydhabo Ee Xurunta Gobolka Baay Munaasibadaan Maanta Lagu Qabtey Baydhabo Ayaa Waxaana Kasoo Qeebgalay Kusimaha m/Weynaha Maamulka Kgs Ahna Wasiirka Hubkadhigista Dhaqancelinta Maleeshiyaadka Kgs Xasan Xuseen Maxamed {xasan Elay} Wasiirkuxigeenka Xanaanada Xuulaha Dhirta Iyo Daaqa Maxamed Koofi.Maamulka Degmada Baydhabo Wasiiro Katirsan Kg” Dhalinyaro” Odiyaal Iyo Bulshada Kale Ee Kunool Magalada Baydhabo.
Ugu Horeenti Waxaa Goobta Kahadley Wasiirkuxigeenka Xanaanada Xuulaha Dhirta Iyo Daaqa Maxamed Koofi Waxaana Uu Kahadley Muhiimada Ay Leedahay Beerista Dhirta Iyo In Laxanaaneyo Dhirta Asigoo Hadalkiisa Siiwadtaa Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Waxlaga Qawan Doono Dadka Dawar Gooynaayo Dhirta U Baahan In Laxanaaneyo.
Ugu Dembeentii Waxaa Munaasibada Soo Xirey m/Weynaha Maamulka Kgs Ahna Wasiirka Hubkadhigista Dhaqancelinta Maleeshiyaadka Kgs Xasan Xuseen Maxamed {xasan Elay} Waxaana Uu Kahadley Maanta Oo Kale In Loobahan Yahay In Laga Hadlo Beerista Dhirta Waxana Uu Sheegey In Dhirta Ku Yaasho Magalada Dhaxdeeda In Ay Heli Doonaa Daryeen Asigoona Sheegey In Nuurka Magalada Ay Kamid Tahay Ku Beerista Dhirta Waxaana Uu Balan Qaadey In Magalada Baydhab Lagu Furi Doono Xarun Loogu Soo Daawashatagaayo Dhirta.

Wadani  News Online,Baydhabo Janaay

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}

1 DSCF6818-1