Dhageyso:-Arrag Sawiro: Aan ka helnay dadkii Saakay lagu xasuuqay Deegaanka Buulo mareer.

0

Dadkaan la dilay ayaa la socday gaari u soo socday magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay ciidamada Amisom inay rasaas la dhaceen dadkaan, iyadoo aanan la ogeyn sababta ay u dileen dadkaasi.

Ilaa Afar ruux oo ay ku jirto Haweenay da’ ah ayaa la sheegay inay halkaasi ku dhinteen, kadib markii Amisom rasaasta ay la dhaceen gaarigii ay la socdeen dadkaasi shacabka ah.

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan inay jiraan Khasaare dhaawac ah oo ka dhashay rasaasta ciidamada Amisom dadka shacabka ah ay ku fureen gaarigaasi dadka shacabka ah ay la socdeen.

Hoos ka waado Khasaaraha ka dhashay rasaasta ciidamada Amisom shacabka ah ay ku fureen gaarigaasi

qiib labaad

caasi1caasi2caasi3caas4