DHAGEYSO SHIR JARAA’ID:- Shariif Xasan iyo C/kariin Xuseen Guuleed oo gaaray Talyaaniga iyo Siyaasad Cusub oo ka dhex bilaabatay,,

0

Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray Dalka Talyaaniga gaar ahaan magaalada Roma.

labada Madaxweyne ayaa shir ugu qeyb galaya magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga, waxaana shirkaasi loogu hadlaya arrimaha Soomaaliya.

Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koofur galbeed Soomaaliya iyo Galmudug ayaa warbaahinta ugu warbixiyay shirka ay ugu qeyb galaya Talyaaniga gaar ahaan Magaalada Roma.

Hoos ka Dhageyso Codadka labada Madaxweyne:-