DAAWO:- Siyaasiyiinta Muqdisho oo ka soo horjeestay Joogitaanka Ciidamada Shisheeye ee Dalka ku sugan

0

Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Odayaal, Waxgarad iyo Siyaasiyiin aya waxay kaga soo horjeesteen joogitaanka Ciidamada Shisheeye ee joogaan dalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale lagu Cambaareeyay tacadiyada Ciidamada Shisheeye ay ka geystaan gudaha Dalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa loogu hadlay Amniga guud ee Dalka, doorashada soomaaliya iyo kaalinta ay ku leeyihiin Waxgaradka muqdisho isbedelka Dalka.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

Isha Ku Hay wadaninews24.com