TOP NEWS Dhageyso:-Barnaamijka Ganacsiga Suqyada Magalada Maydhabo.

0

Ganacsiga Magaalada Baydhabo maalintii waa mid aad u saraaya oo dadka qeybaha kala duwan ee suuqyada isaga kala goosha waxaana hada cadi noqdey habeenkii oo sidii awal Magaalada ahaan jirtey kusoo laabtey.