Dhageyso:Munaasabad lagu xusayo maalinta Ciidanka xoogga dalka oo maanta bakool ee magalada xudur ka dhacaya

0

Munaasabado lagu xusayo maalinta ciidanka xoogga dalka ee 12-ka April ayaa maanta laga xusayaa magaalada xudur ee xaruunta gobalka bakool, iyadoo tan iyo shalay magaalada laga dareemayay diyaar garowga loogu jiro xuska.

Ammaanka magaalada xudur  ayaa si aad ah loo adkeeyay,