DHAGEYSO FAAHFAAHIN:- Wasiir Odawaa oo lagu wado inuu furo Wajiga labaad Shirka Jowhar iyo Xaalada Magaalada Sida ay tahay,,

0

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa manta gaaray magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wafdi ayaa la filaya in ay furaan wajigii labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha dhexe.

Wafdiga gaaray magaalada Jowhar ayaa waxaa ka mid ah wasiiro ka tirsan dowlada Soomaaliya oo uu ka mid yahay wasiirka arimaha gudaha soomaaliya Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odawaa waxaana la sheegay sababta ay u gaareen in ay tahay in ay furaan shirka magaalada jowhar ee maamulka loogu sameyanayoo Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada jowhar kusii qulqulayey masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO