Daawo Majaajiliistaha weyn Happy Khaliif iyo wacdarihii Muqdisho

0

Daawo Majaajiliistaha weyn Happy Khaliif iyo wacdarihii Muqdisho

Majaaliistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Happy Khaliif, oo kamid ah Soomaalida ku nool dalka Mareykanka, ayaa maalmahaan waxa uu booqasho ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Majaajiliiste Happy Khaliif, ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay Fanaaniinta iyo bahda saxaafada ee ku sugan magaalada.H-khalif-2
Happy Khaliif, ayaa ugu horeyn waxaa lagu casuumay Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee ka baxa TV-ga Qaranka, islamarkaasina ay daadihiso Wariyad Muno.

Sidoo kale Happy Khaliif, waxa uu booqday oo lagu marti-qaaday Iskuulka Xanaanada Hoyga Xamar, waxaana uu halkaas si weyn kaga qosliyay dhamaan ardayda iyo Maamulka Iskoolka.

Halkaan ka daawo Wacdaraha Happy Khaliif,
H-khalif-3