Dhegeyso:-Odayaasha Habargidir oo Ka Dacwoonaya In Amison Biyamaal Kaga Hiilisey

0

Waxaa beryahan dib uga soo cusboonaadey gobolka shabeelaha hoose dhaqdhaqaaqyo lagu diidan yahay nimanka xooga in mudo ah ku heystey gobolka shabeelaha ee kasoo kicitamey gobolada dhexe ee dalka, taasoo keentey in qaar ka mid ah odayaasha beelaha hawiye ay ku eedeeyaan in amisom ay gacan siiso qaar ka tirsan ciidamada deegaanka.

Bal nala dhegeysta dacwada iyo handada uu soo jeediyey odeygan.