Dhageyso:Xaalad Caafimaad Daro Ayaa Waxaa Laga Soo Sheegeyaa Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay

0

Maamulka Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Faafahin Kabixiyey Xaalad Cafiimaad daro Ah Oo Halkaasi Kajirta
Gudoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay Cumar Wardheere Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Degaanka Ka Dilaacmey Cudurka Jadiicada Dhibaato Badanna Ku Haayo Carruur Farabadan Oo Degaankaasi Ku Nool Asigoona Sheegey In Degaanka Uusan Kuyaalin Xarumo Cafimaad Oo WaxkaqabanKaro Xaalada Cafimaadarada Oo Kajirta Degaankaasi
Wasaarada Cafimaadka Maamulka Kgs Ayaa Wali Gaarsiinin Wax Daawo Ah Ayadoo Maamulka Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ay Sheegeen In Ay Mar Badan Baaq Adag Ay Udireen Maamulka Kgs Gaar Ahaan Wasaarada Cafimaadka Kgs