Daawo Sawirada: qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho,,

0

Warar dheeraadh ah ayaa ka soo baxaya qarax weyn oo ka dhacay dhabarka dambe ee xarunta maamulka Gobalka Banaadir.

Goob joogayaal ayaa sheegay in ay arkayeen dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qaraxan, inkastoo laamaha amniga ee gobalka Banaadir ay sheegeen in uu geystay khasaare kooban.

Cidda lala beegsaday ilaa hadda faahfaahin dheeraad ah lagama helin xilalka ay hayaan, balse mid kamid ah saraakiisha amaanka ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in qaraxan lala beegsaday Maqaaxi u dhaw goobta xili ay joogeen Saraakiil ka tirsan dowladda Hoose ee Muqdisho.

1--1 2-
4- 2-- 3-- 4--