DHAGEYSO:Shir looga Hadlayo Doorashada Soomaaliya oo maanta furmaay,,,

0

Shir looga Hadlayo Doorashada Somalia ayaa maanta lagu wadaa  in uu muqdisho ka furmo, waxaana soo qeybgalaya    Madaxda Dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalaya Madexweynaha Soomaaliya iyo Maamulada Puntland,Jubbland,Galmudug, Koofurgalbeeb iyo waliba wakiil matalaaya gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha  dhexe.

Shirkaan ayaa la sheegaya in uu yahay shirkii ugu dambeyey ee go’aan looga gaarayo doorashada la filaya in ay dhacdo Soomaaliya sanadkaan.

horay ayaa lagu heshiiyey inaan  wax waqti kordhin loo sameyn dowladda uu hogaamiyo Xasan sheekh Maxamuud