Dhageyso+SAWIRRO: BOOLISKA GAARKAAH EE KGS EE DEGMADA BUUR HAKABA oo HUB Loo QAYBIYAY,,

0

Wasiiro ka tirsari dowlada Koonfur galbeed ayaa waxa ay gaareen degmada Buur hakaba ee
gobolka Bay ayaga 00 halkaas hub ugusoo qayblyay ciidamo ilaa 400 ah 00 ka tirsan booliska
gaarka ah ee Koonfur galbeed.
Wefdiga wasiirada ah ee gaaray magaalada Buur hakaba ayaa waxaa ka mid ah wasiirka hub ka
dhigista dhaqancelin iyo tababarida maleeshiyooyinka Xasan Maxamed Xuseen (Eelay) waxaana
kamid ah waslirka amniga gudaha Cabdifitaax Maxamed Ibraahlm (Geesey) waslirka warfaafinta
Xasan Maxamed Cabdi iyo taliye kuxigeenka ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed Maxamed
Isaaq Caracase.
Wasiirada ayaa kula dar daarmay ciidamada booliska gaarka ah ee Koonfur Galbeed ee degrnada
Buurhakaba ee hubka Ioo qaybiyay may kasbadaan shacabka sugaana amniga deegaanada hoos
tago degmada Buur hakaba.

wada2 wadani1 wadani4 wadani5 wadani6 wadani7 wadani8 wadani10 wadani11

wadani13 wadani14